Daacish oo gabbaad ka dhigtay xaasaskooda iyo carruurtooda ku sugan godadka Maraagane ee togga Baallade

Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) – Wararka ka imanaya gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in firxadka kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaya buuraha Calmiskaad ay gabbaad ka dhigteen xaasaskooda iyo carruurtooda oo ku sugan godadka kuyaalla halka loo yaqaan Maraagane oo ku dhex yaalla Togga Baallade.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu