Israa’iil oo Duqeymo Ka Geysatay Caasimadda Yemen ee Sanca

Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) – Israa’iil ayaa duqeyn culus ka fulisay caasimadda Yemen ee Sanca, sida ay xaqiijiyeen saraakiil Israa’iiliyiin iyo Yemeni ah, weeraradan cusub ayaa colaada kusii fidinaya gobolka xilli dagaalka Gasa uu weli socdo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu