Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo sheegay in Somaliland ay aad ugu dhowdahay in la aqoonsado

Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Cabdiraxmaan Aadan Bakaal, ayaa sheegay in ay u badan tahay in Maraykanku dhawaan Somaliland aqoonsado, isaga oo sheegay in ay mideeyeen danaha Hargeysa iyo Washington.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu