Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) – Baarlamaanka maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa guddoomiye u doortay Dr. Aadan Cabdullaahi Aw-xasan, kaddib markii uu ku guuleystay codad gaaraya 53, halka musharraxii la tartamayay Cabdiqafar Maxamuud Maxamed (Dheeliye) uu helay 29 cod.