Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) – Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta markale shaacisay in gacanta ku dhigay Daroogo si qarsoodi ah lagu soo galinaayay gudaha dalka, taasoo lagu qabtay garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho.