Diyaaradaha Maraykanka oo duqeymo culus ka geystay godadka Daacish ee togga Baallade

Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) – Maraykanka ayaa caawa mar kale duqeymo culus ka fuliyay talisyo ay kooxda Daacish ku lahaayeen togga Baallade, gaar ahaan godad ku yaalla deegaanka Maraagade oo ay ciidanka Puntland ku adkaatay inay ka saaraan firxadka Daacish.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu