Hanti dhowraha guud ee Qaranka oo sheegay in Maxkamadaha dalka ay diideen in la baaro

Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) – Hantidhowraha Guud ee Qaranka Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa soo bandhigay warbixin dhameystiran oo laga diyaariyay baaritaanno xagga maaliyadda ah oo lagu sameeyay qaar ka mid ah hay’adaha dowladda iyo mashaariicda lala xiriirinayo ururo caalami ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu