Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) – Safiirkii hore ee Maraykanka u joogay magaalada Muqdisho, Danjire Larry Andre, ayaa sheegay in ay dhici karto in Maraykanku aqoonsado Somaliland, marka la eego culayska masuuliyiinta Maraykanka ee dabada ka riixaya qadiyaddeeda.