Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), gaar ahaan Guutada 8-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaano dhaca galbeedka gobolka Baay, halkaas oo ay gabaad ka dhiganayeen maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-Shabaab.