Danjire Larry Andre: Way dhici kartaa in Maraykanku aqoonsado Somaliland

Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) – Safiirkii hore ee Maraykanka u joogay magaalada Muqdisho, Danjire Larry Andre, ayaa sheegay in ay dhici karto in Maraykanku aqoonsado Somaliland, marka la eego culayska masuuliyiinta Maraykanka ee dabada ka riixaya qadiyaddeeda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu