Madaxweyne Cirro oo bogaadiyay Ra’iisul Wasaare Rooble, eedeynna u jeediyay dowladda Soomaaliya

Sabti, Agoosto 23, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland ayaa bogaadiyay hadalkii uu ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, garab istaaga ugu muujiyay Somaliland, isaga oo dhanka kale dowladda Soomaaliya ee hadda jirta ku eedeeyay inay faragelin ku hayso Somaliland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu