Wasiir Beenebeene oo Madaxda dalka Japan kala hadlay in laga taageero Soomaaliya ammaanka, iyo horumarinta Dhaqaalaha

Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) – Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa magaalada Yokohama ee dalka Japan kulamo miro-dhal ah kula yeeshay masuuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Japan iyo hay’ado caalami ah, intii uu socday Shirweynaha 9-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD-9).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu