Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka oo sheegay in Dowladda ay ku dhagan tahay hirgalinta Doorasho Qof iyo Cod

Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) – Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin, ayaa xaqiijiyay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, taasoo lagu beddelayo habka doorasho ee dadban oo muddo dheer dalka ka jiray.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu