Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) – Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta oo jimce ah gudaha u galay deegaannada Yucrin iyo Maraagade ee ku yaalla Togga Baallade, halkaas oo ay ka dileen labo dagaalame oo ka tirsan kooxda Daacish.