Cali Balcad: “Turkigu wuxuu Soomaaliya la joogay marxalad kasta oo ay soo martay”

Talaado, September 2, 2025 (HOL) – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Cumar Cali (Balcad) ayaa Maqaal uu qoray kaga hadlay kaalinta uu Turkiga ku yeeshay dib-u-soo kabashada Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu