Isniin, September 1, 2025 (HOL) – Maamulka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa faray dhammaan dugsiyada ku yaalla caasimadda Muqdisho inay muujiyaan calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si joogto ahna uga muuqda gudaha ama bannaanka dugsiyada.