UK: Magangelyo-doon Soomaali ah oo dalbaday in dib loogusoo celiyo dalkiisa sababo amni

Isniin, September 1, 2025 (HOL) – Xiisadaha ka dhanka ah dadka soo-macaajiriinta ayaa maalmahan sare u kacay gudaha UK, gaar ahaan magaalada Nuneaton, halkaas oo weerarro cunsuriyadeed iyo aflagaaddo joogto ah lagu bartilmaameedsaday magangelyo-doon iyo shaqaalaha caafimaadka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu