Maamulka Gobolka Banaadir oo amar ku bixiyay in iskuulada lagu xiro Calanka Soomaaliya

Isniin, September 1, 2025 (HOL) – Maamulka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa faray dhammaan dugsiyada ku yaalla caasimadda Muqdisho inay muujiyaan calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si joogto ahna uga muuqda gudaha ama bannaanka dugsiyada.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu