Isniin, September 1, 2025 (HOL) – Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in badbaadada dalka ay ku jirto wadashi qaran oo si dhab ah, si looga gudbo xaalad siyaasadeedka cakiran ee dalka.