Sabti, Agoosto 30, 2025 (HOL) – Wararka naga soo gaaraya xadka gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Xalay duqeymo culus lagula eegtay xadka labadaan gobol xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab.