Maamulka Mandhera oo walaac ka muujiyay joogitaanka Ciidamada Jubaland ee dalkaasi

Sabti, Agoosto 30, 2025 (HOL) – Guddoomiyaha Gobolka Mandera ee dalka Kenya, Maxamed Khalif, ayaa si adag uga hadlay walaaca weyn ee la xiriira joogitaanka ciidamo ka tirsan Jubbaland gudaha Mandera, Isagoo ka hadlayay arrintaasi, wuxuu sheegay in joogitaanka ciidamadan ay khatar ku tahay madax-bannaanida dalka Kenya iyo nabadgelyada shacabka ku nool gobolkaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu