Firdhiye iyo Cabdirisaaq Khaliif oo isugusoo haray tartanka doorashada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya

Sabti, Agoosto 30, 2025 (HOL) – Wareegga koowaad ee doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Waqooyi Bari ayaa lasoo gabagabeeyay, iyadoo labo musharax ay u soo gudbeen wareegga labaad.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu