Madaxweyne Firdhiye oo loo doortay madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya

Sabti, Agoosto 30, 2025 (HOL) – Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa ku guulaystay madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, kaddib markii musharax Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo wareegga labaad la tartami lahaa uu ka tanaasulay doorashada.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu