Booliiska Somaliland oo sheegay in sharciga la horgayn doono qofkii waxyeeleeya qof Itoobiyaan ah

Sabti, Agoosto 30, 2025 (HOL) – Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa sheegay in lala xisaabtami doono qof kasta oo lagu qabto isaga oo waxyeeleynaya muwaadin Itoobiyaan ah, kadib markii koox dhallinyaro ahi ay weerareen dhalinyaro Itoobiyaan ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu