Sabti, September 6, 2025 (HOL) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo Xalay ilaa saakay waabarigii hore ciidamada Nabadsugidda Jubbaland iyo kuwa Daraawiishta maamulkaas ka fuliyeen deegaano ku yaala duuleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.