Madaxweyne hore Biixi: Heshiiskii Itoobiya waxa hor istaagtay Afrika… Abiy waxa uu rabay in uu Farmaajo keeno Hargeysa

Sabti, September 6, 2025 (HOL) – Madaxweynihii hore ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya uu fashilmay kadib cadaadis Addis Ababa kaga yimid Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta iyo dowlado kale. Waxa kale oo uu ka waramay sidii uu ku bilowday xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland, xidhiidhka Maraykanka, iyo safar uu Farmaajo ku tagi gaadhay Hargaysa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu