Guddigii ka socday Masar oo soo gabagabeeyay qiimeynta halka la dejin lahaa Ciidamada Masar ee kusoo biiraya AUSSOM

Sabti, September 6, 2025 (HOL) – Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Qiimaynta ee ka socday Dowladda Masar, uuna hoggaaminayay Sareeye Gaas Islam Aly Ibrahim Radwan, kadib markii ay soo gabagabeeyeen socdaalkii lixda maalmood ee ay ku joogeen Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu