Kenya oo ka hadashay saameynta uu dagaaladi dhex maray Ciidamada Dowladda & kuwa Jubbaland ku yeeshay reer Mandera

Sabti, September 6, 2025 (HOL) – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya, Kipchumba Murkomen, ayaa sheegay in shacabka Mandera ay ku sugan yihiin xaalad amni ah oo wanaagsan, islamarkaana aysan halis ugu jirin dagaalka xuduudka ka socda ee u dhexeeya ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, kooxda Al Shabaab, iyo ciidanka Jubbaland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu