Jimco, September 5, 2025 (HOL) – Xulka qaranka Guinea ayaa guul muhiim ah ka gaaray xulka Soomaaliya kadib markii ay 3-0 uga badiyeen kulan ka tirsanaa isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026.