Safiirka cusub ee Soomaaliya oo warqadihiisi aqoonsiga ku wareejiyay Wasiirka arrimaha Dibadda Syria

Jimco, September 5, 2025 (HOL) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo diblomaasiyadeed oo muhiim ah, iyada oo si rasmi ah u magacowday safiir cusub oo u matala dalka Suuriya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu