Taliska Mareykanka ee AFRICOM oo ka hadlay weerar loogu geystay ciidankooda duuleedka magaalada Kismaayo

Jimco, September 5, 2025 (HOL) – Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa shaaciyay in ciidamadooda lagu weeraray meel u dhaw magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu