Arbaco, September 3, 2025 (HOL) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa kulan wax ku ool ah la qaatay Wasiirka Difaaca Seerbiya, Bratislav Gašić, kaa oo ka dhacay magaalada Belgrade iyagoo diirada saaray xoojinta iskaashiga Military ee labada Dal.