Howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan oo lagu dilay horjooge sare oo ka tirsana kooxda Al-shabaab

Arbaco, September 3, 2025 (HOL) – Ciidanka hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo garab ka helaya kuwa saaxiibada Caalamka ayaa howlgal qorsheysana ku dilay horjooge sare oo ka tirsan kooxda Al-shabaab.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu