Arbaco, September 3, 2025 (HOL) – Waxaa subaxnimadii Isniinta laga helay meydka Farxiyo Axmed, oo ah gabar Soomaaliyeed, gudaha qol ku yaalla hoteel ku yaalla xaafadda South B ee magaalada Nairobi, caasimadda dalka Kenya.