Dowladaha Soomaaliya iyo Serbia oo isla meel dhigay sameeynta dhoolatus ciidan oo kor loogu qaadayo xiriirka labada dal

Arbaco, September 3, 2025 (HOL) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa kulan wax ku ool ah la qaatay Wasiirka Difaaca Seerbiya, Bratislav Gašić, kaa oo ka dhacay magaalada Belgrade iyagoo diirada saaray xoojinta iskaashiga Military ee labada Dal.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu