Haweeney $1.2 Milyan u Ururisay Al-Shabaab oo Lagu Xukumay 15 Sano oo Xabsi ah

Talaado, September 16, 2025 (HOL) – Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ku riday dembiile Nadiifo Xasan Cabdiqaadir Cabdulle, oo hore Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ugu soo oogay dacwad culus, taas oo la xiriirta ka mid ahaanshaha Ururka Agagixisada Al-Shabaab, maalgelinta falal argagixiso iyo dhaqidda lacago sharci darro ah.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu