Talaado, September 16, 2025 (HOL) – Koox dabley ah ayaa saakay magaalada Gaalkacyo ku dishay Ganacsade lagu magacaabo Siyaad Cali Xirsi oo kamid ahaa ganacsatada aadka looga yaqaanay Gaalkacyo.