Raysal wasaare Xamse: Baarlamaan ku yimid hab qabiil ma dooran doono madaxda qaranka

Talaado, September 16, 2025 (HOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in aan dib loogu qaban doonin doorashooyin dad ban oo lagu qabto Teendhada, isagoo tilmaamay in si khaldan loo fasiray heshiiskii ay wada galeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah axsaabta mucaaradka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu