Talaado, September 16, 2025 (HOL) – Maamul goboleedka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay dilkii Caaqil Cumar Cabdullaahi Ibraahim oo dhawaan duqeyn diyaaradeed lagula beegsaday meel u dhaw degmada Ceelbuuh ee gobolka Sanaag.