Madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay in la qaado tallaabo mideysan oo Dowlad loogu aqoonsanayo Falastiin

Talaado, September 16, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay Shirka Degdegga ah ee Carabta iyo Islaamka oo lagu qabtay magaalada Doha ee dalka Qatar, kaasoo looga hadlayay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee gobolka, gaar ahaan xadgudubka Israa’iil ee ka dhanka ah madaxbannaanida iyo amniga dalka Qatar.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu