Talaado, September 16, 2025 (HOL) – Safaarada Soomaaliya ee Ankara ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay soo dhoweynta ardayda Soomaaliyeed ee gaartay magaalada Baku, dalka Azerbaijan, iyada oo ay qeyb ka yihiin Barnaamijka Deeqaha Waxbarasho ee Dowladda Azerbaijan ee Isdhexgalka Dowladda.