Raysal wasaare Xamse: Anigu madaxweynihii i magacaabay ee fursadda isiiyay islama sharaxidoono

Isniin, September 15, 2025 (HOL) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in uusan isku soo taagi doonin xilka madaxweynaha Soomaaliya, isagoo xusay inuusan marnaba la tartami doonin madaxweynihii magacaabay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu