Jimco, September 12, 2025 (HOL) – Dowladda Maraykanka ayaa duqeyn cirka ah ku qaaday ururka Daacish oo saldhigyo qarsoodi ah ku leh Togga Baalade oo katirsan buuraha Calmiskaad.