Soomaaliya oo Golaha ammaanka QM ka hor sheegtay in Israa’iil ay ku xadgudubtay madax banaanida dalka Qatar

Jimco, September 12, 2025 (HOL) – Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay, Abubakar Cismaan Baalle, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Israa’iil ay la beegsatay magaalada Doha ee dalka Qatar, isagoo ku tilmaamay weerarkaasi mid si toos ah u hanjabaya ammaanka iyo madaxbannaanida Qatar.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu