Jimco, September 12, 2025 (HOL) – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya, Musalia Mudavadi, ayaa shaaca ka qaaday isagoo jeedinayay warbixin dublamaasiyadeed sida uu amniga dalka Kenya ula xiriiro xasilloonida Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka Geeska Afrika.