Wasiir Cali Balcad oo la kulmay Senator Ted Cruz oo u ololeeya aqoonsiga Somaliland

Sabti, September 20, 2025 (HOL) – Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya, Cali Cumar Cali (Balcad), ayaa la kulmay Senatorka Maraykanka Ted Cruz oo kamid ah dadka u ololeeya aqoonsiga maamulka Somaliland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu