Guddida A. Dibadda G. Wakiilada Maraykanka oo meel mariyay sharci ogolaanaya in Somaliland toos loola macaamilo

Sabti, September 20, 2025 (HOL) – Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiillada Maraykanka ayaa ansixiyey xeer ballaadhan oo labada xisbi ee Dimuquraadiga iyo Jamhuurigu si wadajir ah uga shaqeeyeen, kaas oo dib loogu habaynayo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka isla markaana ogolaanaya in Maraykanku uu Somaliland toos ula macaamilo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu