Madaxweynaha Soomaaliya oo codsaday in dib loo dhigo Furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Sabti, September 20, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah uga codsaday hoggaanka Baarlamaanka in dib loo dhigo furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Federaalka oo markii hore lagu waday inuu furmo maanta oo Sabti ah, sida uu horey u shaaciyay Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu