Jimco, September 19, 2025 (HOL) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa saacadihii u dambeeyay meel mariyey qaraar lagu soo celinayo cunaqabataynta saarnayd Iran.