Jimco, September 19, 2025 (HOL) – Dacwad-oogaha Mareykanka ee Minnesota ayaa ku dhawaaqay dacwado lagu soo oogay siddeed qof oo 6 kamid ah ay yihiin Soomaaliya, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay malaayiin doolar ka xadeen barnaamijka guryaha ee gobolka Minnesota , kaas oo uu ku tilmaamay mid musuqmaasuq hareeyay.